});

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Socdaal Shaqo Ku Maraya Dalalka Khaliijka Carabta

Madaxweyne-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdillahi Ismaaciil Saylici ayaa socdaal shaqo ugu baxay dalalka Khaliijka Carabta,

sarafkaas oo uu ku marayo dalalka Kuwayt iyo Imaaraadka Carabta. Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane Saylici, ayaa socdaalkiisa shaqo ee uu ku marayo dalalka Khaliijka waxaa uu ku horreeyay dalka Kuwayt.

Waxaa kale oo uu safarkisa shaqo ku soo mari doonaa dalka Imaaraadka Carabta isagoo socdaalkiisa ku tegi doona Dubay iyo Abu Dubay. Md Saylici oo dorraad socdaal shaqo ugu baxay dibedda ayaa sheegay inuu soo mari doono wadamadda Kuwait, iyo Imaaraadka Carabta, sida Abu Dhabi & Dubai..

Fariin kooban oo Madaxweyne-xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Saylici uu ku baahiyey bartiisa Twitter ayuu ku sheegay, “Waxaan safar shaqo oo gaaban ku marayaa, Kuwait, Dubai iyo Abu Dhabi si aan u xoojino xidhiidhka walaaltinimo ee aynu la leenahay dalalka khaliijka.” Somaliland iyo Imaaraadka Carabta ayaa ah saaxiibo dhow & xulafo adag, oo ka wada shaqeeya kor u qaadida nabadda, amniga iyo horumarinta dhaqan- dhaqaale ee labada wadan

Waxaana la filayaa in Madaxweyne ku xigeenka Somaliland mudada uu socdaalka shaqo ku marayo dalalka Khaliijka in uu kulamo kala duwan la yeesho madaxda dalalka Khaliijka isla markaana kulamadaa lagaga wada hadlo xidhiidhka Somaliland iyo dalalka Khaliijka iyo sii xoojintiisa

Facebooktwittergoogle_pluslinkedinrssyoutube
Facebooktwittergoogle_plusredditpinterestlinkedinmail

Halkan ka Daawo Wariye Dalmar Oo London Ka Yimid Hargeysa Live Ku Soo Galay Iyo Waxuu Ku Arkay..

You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.