});

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Xalay La Caweeyey Bulshada Qaybo Ka Mida Caasimada Somaliland, Qaybo Kale-na Kormeer Ku Soo Maray+SAWIRRO

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa habeennimadii xalay oo ay taariikhdu ahayd 15-03-2019 waxa uu kormeer ku soo maray dhismaha waddooyinka degmooyinka Maxamuud Haybe iyo Maxamed Mooge oo uu madaxweynuhu hore amar ugu bixiyey in dib-u-dhis iyo casriyeyn lagu sameeyo, wakhtiganna gacanta lagu hayo iyadoo qaybo badan oo kamid ahna la dhisay.

Kormeerkaasi ka dib waxa uu madaxweynuhu la caweeyey qaarka mida shacbiga ku dhaqan caasimada, kuwaasoo isugu jiray madaxda dhaqanka, culimo, dhallinyaro iyo aqoonyahan ku sugnaa wakhtigaasi Hotel Golden oo ka mida Huteellada Caasimadda Somaliland ee Hargeysa ku yaalla.

Waxaana madaxweynaha Kormeerka ku wehelinaayey Wasiirka gaadiidka iyo horumarinta jidadka, Mudane Cabdilaahi Abokor Cismaan, Gudoomiye ku xigeenka labaad ee xisbi xaakimka Kulmiye, Mudane Axmed Cabdi Xuseen (Axmed Cabdi Dheere) iyo taliyaha ciidanka ilaaladda madaxtooyada, General Cabdirisaaq Maxamuud Yuusuf Afguduud.

Wa-bilaahi Tawfiiq

Facebooktwittergoogle_pluslinkedinrssyoutube
Facebooktwittergoogle_plusredditpinterestlinkedinmail

Halkan ka Daawo Wariye Dalmar Oo London Ka Yimid Hargeysa Live Ku Soo Galay Iyo Waxuu Ku Arkay..

You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.