});

Maraykanka Oo Ka Digay Weeraro Ka Dhici Kara Ismaamulka Soomaalida Itoobiya

Addis Ababa)-Safaaradda Maraykanka ku leeyahay magaalada Addis Ababa waxay soo saartay digniino dhanka Ammaanka ah, waxaana dadka Maraykanka looga digay in ayna u socdaalin qeybo ka mid ah dalka Ethiopia.

Qoraalka waxaa lagu sheegay in heerka Ammaanka ee qeybo ka mid ah Ethiopia uu yahay Heerka 2-aad, waxaana Muwaadiniinta Maraykanka ee ku sugan dalkaasi lagu booriyey inay feejignaadaan dheeraad ah muujiyaan.

Safaaradda waxay kaloo ka digtay inay Muwaadiniintooda u socdaalaan qeybo ka mid ah dalkaasi iyo inay Gobalka Soomaalida kala kulmi karaan khatar Colaadeed, Argagixiso, Afduub iyo miinooyinka dhulka lagu aasay, waa sida hadalka loo dhigay.

Hadalka qoraalka ee ka soo baxay Safaaradda Maraykanka ee magaalada Addis Abeba waxaa kaloo lagu muujiyey inay suurtogal tahay inay weeraro Argagixiso iyo Afduub ka dhacaan Gobaladda Ismaamulka Soomaalida ee Bariga Ethiopia.

Waxaa kaloo lagu sheegay Qoraalka inay dhici karto Hawlgalo Milliteri oo ay soo qaadaan Kooxaha Hubeysan ee ku sugan Gobalka Ogaadeeniya iyo Deegaanka Harargey.

Waxaa kaloo laga digay weeraro Argagixiso oo ka dhici kara Koonfurta Ethiopia, Galbeedka Gobalka Oromiya iyo Deegaanadda la deriska ah ee ay deggaan Qowmiyadaha Benishangul iyo Oromadda.

Dhanka kale, Madaxda Is-maamulka Soomaalida Ethiopia ayaa u muuqanin inay ku faraxsan yihiin Digniinta dhanka socdaalka ee ka soo baxay Safaaradda Maraykanka ee Addis Abeba.

Facebooktwittergoogle_pluslinkedinrssyoutube
Facebooktwittergoogle_plusredditpinterestlinkedinmail

Halkan ka Daawo Wariye Dalmar Oo London Ka Yimid Hargeysa Live Ku Soo Galay Iyo Waxuu Ku Arkay..

You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.