Maraykanka: Suurta gal ma aha in Nukliyeerka la mamnuuco

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa markii ugu horeysey abid ka doodey in caalamka laga mamnuuco hubka nukliyeerka. In ka badan 120 wadan ayaa taageeray heshiiska noocan ah.

Dhamaan wadamada haysta hubka nukliyeerka iyo ilaa afartan wadan oo kale ayaan kasoo xaadirin kulankii arrinkan lagu gorfeynayey.

Danjiraha Mareykanka u fadhiya Qaramada Midoobey, Nikki Haley, ayaa sheegtey in amaanka dalkeedu nukliyeerka u baahan yahay maadaama ay jiraan waxa ay ku tilmaantay dalal hubkaa haysta oo aan la aamini karin. Ms Haley waxay intaasi raacisay wax lala yaabo mey ahayn in Iran ay taageerto hishiiskan iyo in aanay cidina fileyn in Kuuriyada Waqooyi ogolaato heshiis noocan ah.

Danjiraha Ingiriiska ee Qaramada Midoobey Matthew Rycroft ayaa isaguna sheegey in qaabka ugu wanaagsan ee loo wajihi karo heshiis noocan oo kale ah ay tahay in talaabo talaabo looga wada xaajoodo.

Faransiiska ayaa ka mid ahaa dalalka aan kasoo qayb gelin kulankan.

Qolyihii dabada ka riixayey hishiiska ayaa sheegey in xitaa iyada oo aanay wadamada nukliyeerka haystaa kasoo qayb galin kulankan, uu saameyn weyn ku yeelan doono xili khatarta nukliyeerku halkii ugu sareysey taagan tahay ilaa dagaalkii qaboobaa.

Sources;Bbcsomali

4 Comments on Maraykanka: Suurta gal ma aha in Nukliyeerka la mamnuuco

  1. I just want to mention I’m newbie to weblog and seriously savored this page. Likely I’m want to bookmark your site . You amazingly have amazing posts. Cheers for sharing your web site.

Leave a comment

Your email address will not be published.




You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.