Mareykanka Oo U Ogolaaday Ciraaq In Gaas Ay Ka Soo Iibsato Iiraan

-Baqdaad)-Xukuumada Washington ayaa muddo 90 maalmood ah ku kordhisay Gas-ka dowlada Ciraaq uga yimaada wadanka Iiraan.

Ciraaq ayaa sii wadi doonta in Gas-ka ah ka keensato wadanka ay daris wadaaga yihiin sida ay xaqiijiyeen laba sargaal oo ka tirsan xukuumada Baqdaad. Mas’uuliyiintaan oo diiday in magacooda la xuso ayaa sheegay sabtida shalay in arintaan ay timid kadib markii wadahadal dhexmaray Mareykanka iyo Citaaq. Dhanka kale qeybo ka mid dalkaan carbeed ayaa ku sii tiirsanaan doona adeega korontada ee dalka Iiraan. Ciraaq ayaa Gas-ka dabiiciga ah wuxuu uga yimaadaa Iiraan iyadoo laba dal uu u dhaxeeyo xidhiidh ganacsi iyo iskaashi dhanka Amniga. Sargaal kale ayaa laga soo xigtay in heshiiskaan uu yimid kadib markii ay khadka taleefanka wadahadal uu ku dhexmaray Ra’isul wasaaraha Ciraaq Aadil Abdi Mahdi iyo xoghayaha arimaha dibeda Mareykanka Mike Pompeo. Maamulka madaxweyne Trump ayaa kordhiyay cadaadiska uu ku hayo shidaalka Iiraan ay u iibgeyso Dibeda

Facebooktwittergoogle_pluslinkedinrssyoutube
Facebooktwittergoogle_plusredditpinterestlinkedinmail
You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.