Mas’uul sheegay in aanu xiriir ka dhexeyn Trump iyo Ruushka

Madaxa guddiga Congresska Maraykanka u qaabilsan sirdoonka ayaa sheegay in aanu hayn caddeyn muujineysa in ay wada shaqeyn dhexmartay Ruushka iyo ololihii doorashada madaxweyne Trump ee sanadkii tegay.

Devin Nunes, oo waraysi siiyay telefishinka Fox News ayaa sheegay in sidoo kale aanay jirin caddeyn muujineysa in madaxweynihii hore ee Barack Obama uu amray in si qarsoodi ah loo dhagaysto dabaqa Trump Tower.

Mr Nunes ayaa hadalkan sheegay ayadoo maalinta beri ah uu agaasimaha FBI, James Comey, hortagi doono guddigaasi, si uu uga jawaabo su’aallo ku aaddan in Ruushka uu farageliyay doorashadii Maraykanka ka dhacday sanadkii hore.

Mr Nunes ayaa dhanka kale sheegay in uu ka walaacsan yahay eedeymaha ah in sirta qaranka Maraykanka loo dusiyo warbaahinta, asagoo sheegay in arrintaasi ay tahay dembi baaritaan u baahan.

Sources;Bbcsomali

Leave a comment

Your email address will not be published.


*


You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.