});

Maxamed Bin Salmaan Ayaa Dilay Khaashuqji…” Qaramada Midoobay Oo War Cusub Kasoo Saartay Dilkii Jamaal Khashooqji.

Washington)-Warbixin ay soo saareen khubaro Qaramada Midoobay ka tirsan oo baadhitaan gaar ah ku sameeyay Dilka Wariyihii Sucuudiga u dhashay Jamaal Khashooqji, ayaa lagu sheegay in dhaxal Sugaha dalka sucuudigu uu ka dambeeya dilkiisa.


“Waxaa jira cadaymo dhab ah oo muujinaya in dhaxal sugaha sucuudiga Maxamed Bin Salmaan iyo saraakiil sare oo kale ay Masuul ka yihiin Dilkii Jamaal khashooqji” Sidaasi waxaa yidhi Agnes Callamard, oo soo bandhigay warbixinta Khubarada Qaramada Midoobay ee Sameeyay Baadhitaanka madaxabanaan ee gaarka ah.


Masuuliyiinta dawladda Sucuudiga ayaa iska fogeeyay dilka wariyaha basle waxay sheegeen in si khaladan ay u dileen xubno ka tirsan sirdoonkooda oo maxkamad qarsoodi ah lasoo taagay, qaarkoodna lagu xukumay dil toogasho ah.


Balse qaramada midoobay ayaa ku eedaysay dawladda sucuudiga in aan lagu kalsoonaan karin xukunka maxkamaddaasi dilka xukuntay maadaama aan loola socon si daahfuran waxaana ay ugu baaqday in sucuudigu hakiyo fulinta xukunkaasi dilka ah.

Facebooktwittergoogle_pluslinkedinrssyoutube
Facebooktwittergoogle_plusredditpinterestlinkedinmail

HALKAN HOOSE RIIX OO KA DAAWO Xafladi Lodon Ruxday Ee Reer Somaliland Iyo Waxii Lagu Soo Bandhigay

You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.