Maxkamadda Gobolka Banaadir oo waraaqda soo qabasho u jartay Agaasimihii Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya.

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa soo saartay warqad amar soo qabasho iyo horkeenid maxkamadeed oo ka dhan ah Agaasimihii Wasaaradda Warfaafinta ee shaqada laga joojiyay C/risaaq Cali Yuusuf Bahlaawi iyo nin kale.

Warqadan ayaa aheyd amar ka soo baxay Xafiirka Xeer Ilaalinta Qaranka oo ka codsaday maxkamadda Gobolka Banaadir inay soo saarto warqad soo qabasho ah oo ka dhan ah C/risaaq Yuusuf Bahlaawi iyo Xasan Samatar Cali.

Taliyaha Qeybta guud ee Booliska Gobolka Banaadir ayaa lagu faray warqadan inay soo qabtaan labada nin, isla markaana horgeeyaan Xafiiska Xeer Ilaalinta.

9-kii bishan ayay aheyd markii Wasiirka Warfaafinta C/raxmaan Yariisow oo shaqo ka fariisin ku sameeyay Agaasimihii Wasaaradda Warfaafinta C/risaaq Yuusuf Bahlaawi, kaddib markii uu ku eedeeyay maamul xumo iyo musuq maasuq.

Leave a comment

Your email address will not be published.


*


You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.