Maxkamadda Ku Taalla London Oo Jabuuti Ku Amrtay Inay Bixiso Lacag Ka Badan 385 Milyan Oo Dollar

London)-Maxkamadda dhexdhexaadinta caalamiga ee London ayaa dawladda Jabuuti ku amartay in ay bixiso 385 Milyan oo dollar iyo lacag dulsaar ah

. Lacagtan ayaa ah xuquuqda shirkadda DP World ku yeelatay dekedda Doorale ee Jabuuti. Sanadkii hore ayay dawladda Jabuuti gabi ahaanba shirkadda DP World ee reer Imaaraad ka eriday maamulladda dekedda oo ay ku lahayd saami dhan 33.34% halka Jabuuti lahayd 66.66%. waxaanu go’aanka haddu salka ku hayaa lacagta ka gashay iyo tan ay ka faa’iidi lahayd wakhtiga u hadhay shirkadda Dp World saamigeeda dekedda Jabuuti. Go’aanka hadda ayaa ubucdiisu tahay in gabi ahaanba ay dawladda Jabuuti jabisay heshiiskii Dp World ay la gashay 2006 oo ahaa mid sharci ah, islamarkaana booskeedii u waddo shirkad laga leeyahay dalka Shiinaha sidaas awgeedna ay bixiso lacagtan dawladda Jabuuti.

Facebooktwittergoogle_pluslinkedinrssyoutube
Facebooktwittergoogle_plusredditpinterestlinkedinmail
You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.