});

Midawga Afrika Oo Ka Walaacsan Qaddiyadda Somaliland Iyo Wargeyska Siraha Faafiya Ee Indian Ocean Oo Ka Qoray Warbixin

Hargeysa)-Wargeyska siraha faafiya ee Indian Ocean( African Intelligence) ayaa qoray warbixin kooban oo uu ku sheegay in guddoomiyaha Midawga Afrika Musa Faki Maxamed qabo walaac ku saabsan in dalalka xubnaha ka ah Midawga Afrika taageeraan qaddiyadda Somaliland.

Warbixinta xambaarsan in Guddoomiyaha Midawga Afrika ka digayo dalal ka mid ah ururku soo hor dhigaan golaha aqoonsiga Somaliland waxaanu ku boorriyay ilaalinta wada jirka iyo la dagaallanka xagjirnimada.

Dalalka Kenya iyo Ereteriya ayaa muddooyinkan daambe muujiyay in ay kor u qaadayaan xidhiidhkooda Somaliland waxaanay inta badan Afrika qabta walaac ah in aqoonsiga Somaliland furayo albaab ah in umada badan dalbadaan aqoonsi.

Facebooktwittergoogle_pluslinkedinrssyoutube
Facebooktwittergoogle_plusredditpinterestlinkedinmail

HALKAN HOOSE RIIX OO KA DAAWO Xafladi Lodon Ruxday Ee Reer Somaliland Iyo Waxii Lagu Soo Bandhigay

You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.