});

Millatariga Suuriya Iyo Kuwa Israa’iil Oo Duqeyn Isweydaarsaday Iyo Khasaaraha Ka Dhashay

Dimishiq)-Wakaalladda Wararka Suuriya ee SANA ayaa sheegtay inuu hal askari ku shahiiday, mid kalena ku dhaawacmay Gantaal ku habsaday gaadhi Millateri oo marayey Deegaanka Tel Al-shaar ee Gobalka Quweytara ee u dhow Buuraha Golan Haytiska. Millateriga Israel waxay ku xaqiiyeen weerarkaasi qoraal ay soo dhigeen Baraha Bulshada, waxayna sheegeen inay duqeyntaasi jawaab-celin u ahayd Ciiddanka Dowladda Syria oo iyagu Gantaalka Lidka Diyaaradaha la gefay Diyaarad Dagaal oo ay Israa’iil lahayd. Hadalka Israal waxa uu soo baxay, kadib, markii uu Telefishinka Dowladda Syria ee Al-Ekhbaariya sheegay in Hal Askari ku shahiiday, mdi kalena ku dhaawacmay duqeyn ay Israel ku soo qadaeen Gobalka Quneytra ee deriska la ah Buuraha Golan Haytis oo ay Israel xoogga ku haystaan. Si kastaba ha ahaatee, duqeynta ay Suuriya iyo Israel isweydaarsadeen ayaa ku soo beegantay iyadoo ay xiisado ka taagan tahay colaadda u dhexeysa Dowladaha Iiraan iyo Maraykanka.

Facebooktwittergoogle_pluslinkedinrssyoutube
Facebooktwittergoogle_plusredditpinterestlinkedinmail

Halkan ka Daawo Wariye Dalmar Oo London Ka Yimid Hargeysa Live Ku Soo Galay Iyo Waxuu Ku Arkay..

You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.