});

Mudaharaadyo Lagaga Soo Horjeedo Madaxweyne George Weah Oo Ka Socda Waddanka Liberia.

Liberia) Kumannaan ruux oo mudaaharaadeyaal ah ayaa la filayaa in ay Jimcaha isugu soo baxaan waddooyinka dalka Liberia, iyaga oo muujinaya carada ay u qabaan madaxweyne George Weah.



Waxay ku eedeeyeen in uu si xun u maaraynayo dhaqaalaha iyo waliba sida uu u arko musuqmaasuqa.

Guddiga Waddaniyiinta oo ay ku midaysan yihiin siyaasiyiin, arday iyo kooxaha xuquuqda aadanaha u dooda ayaa ku baaqay in la isu soo baxo iyaga oo sheegay “in dalka la badbaadiyo” waa sida ay hadalka u dhigeen ee.

“Waddooyinka ayaan ku sii sugnaan doonnaa tan iyo inta dalabkanaga laga fulinayo… Waddooyinka ka tagi mayno tan iyo inta aan natiijo ka helayno” ayay wakaaladda wararka ee AFP ka soo xigatay Henry Costa oo ah madaxa dibad baxayaasha.

Dadka ayaa cuntooyin kayd ah sii gadanaya ka hor mudaaharaadyada, iyaga oo ka cabsi qaba in dhibaato dhacdo maalmaha foodda inagu soo haya, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee AFP.

Carada dadkan ayaa salka ku haysa lacago ay dawladdu lahayd oo la waayay.

Waxaana u xoog badan labadan fadeexadood.

  1. Sannadkii hore waxaa soo baxday fadeexad sheegaysa in la waayay 104 milyan oo doolar oo dekedaha lagu ogaa.
  2. Lacag dhan 25 milyan oo doolar oo si xun loo maareeyay, taas oo loogu talagalay in lagu kabo dhaqaalihii sannadkii hore.

Facebooktwittergoogle_pluslinkedinrssyoutube
Facebooktwittergoogle_plusredditpinterestlinkedinmail

Halkan ka Daawo Wariye Dalmar Oo London Ka Yimid Hargeysa Live Ku Soo Galay Iyo Waxuu Ku Arkay..

You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.