MUQDISHO: Ciidanka Amniga Oo Gacanta Ku Dhigay Nin Lagu Eedeeyay Dilkii Suleekha Yuusuf

Muqdisho)-Magaalada Muqdisho gaar ahaan Hotel ku yaalla Xaafada Baar ee degmada Howl-wadaag ee Gobolka Banaadir ayaa waxa dhawaan dil loogu geystay Marxuumad lagu magacaabi jiray Suleeqo Yuusuf Axmed.

Meydka Gabadha ayaa waxaa laga helay xili subax ah Albaabka hore ee hotelka Caamir, isla markaana ay gabadhaas aheyd hooyo heesatay shan caruur ah, waxaana halkaas ka baxsaday qofkii ka dambeeyay falkaas.

Hayeeshee Ciidanka Boliiska gaar ahaan Hoggaanka Demibaadhista CID-da ayaa ku guuleystay in ay gacanta ku soo dhigaan Nin lagu eedeeyay inuu ka dambeeyay Dilkii loo geystay Marxuumad Suleekha sida uu sheegtay Taliska Booliska Soomaaliya.

Facebooktwittergoogle_pluslinkedinrssyoutube
Facebooktwittergoogle_plusredditpinterestlinkedinmail
You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.