});

Muqdisho: Sarkaal Gaashaanle Dhexe Ah Oo Xadhig Dedelaad Ah Isku Dilay.

Muqdisho)Wararka naga soo gaadhaya xarunta Dalkaasi Soomaaliya ee Muqdisho ayaa sheegayaa in Gaashaanle ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliya uu isku dal-dalay Xerada Sheelare ee ku taalla Degmada Xamar Jajab ee Gobolka Banaadir.

Cabdi Cali Seed oo ahaa Gaashaanle Dhexe ayaa waxaa la sheegay in uu isku dhex dilay gudaha Xerada,isagoo qoorta gashtay xadhig kadibna is dilay.

Askarigan ayaa marku uu falka sameeynayay wuxuu xidhnaa darajadiisa Gaashaaleha dhexe.

Sidoo kale goobta uu falka ka dhacay ayaa waxaa gaadhay dadweyne farabadan, kuwaasi oo deganaa agagaarka Xerada Sheelare ee degmada Xamar Jajab.

Warar kala kuwan ayaa ka soo baxaya sababta uu isku dilay Gaashaanle Dhexe Cabdi Cali Seed oo ka tirsanaa Ciidanka Booliska, hayeeshee waxaa la sheegayaa in ay jiraan daruufo keentay in uu is dilo

Facebooktwittergoogle_pluslinkedinrssyoutube
Facebooktwittergoogle_plusredditpinterestlinkedinmail

Halkan ka Daawo Wariye Dalmar Oo London Ka Yimid Hargeysa Live Ku Soo Galay Iyo Waxuu Ku Arkay..

You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.