Musharax Xisbiga Waddani Cirro Oo Safar ugu Baxay Dalka Kenya.

Murashixii madaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa safar ugu baxay magaalada Nayrobi ee dalka Kenya.

Cabdiraxmaan-cirro oo tan iyo markii ay doorashada madaxtooyadu qabsoontay, laguna dhawaaqay inuu doorashada ku guulaystay murashixii KULMIYE Muuse Biixi Cabdi ku sugnaa Hargeysa ayaa doraad safar ugu baxay dalka Kenya. Safarka Cirro oo aanu xisbiga Waddani wax war ah ka soo saarin ayaa la sheegay inuu yahay mid shakhsi, waxaana weheliya qoyskiisa.

Cabdiraxmaan-Cirro ayaan saxaafadda la hadal, waxaana isagoo warbaahinta la hadlay ugu dambaysay habeenkii natiijada lagu dhawaaqay oo uu sheegay inuu danta guud ee qaranka darteed u aqbalay natiijada doorashada oo uu sheegay in madmadow badani ku jiray.

Madaxweynaha la doortay Muuse Biixi Cabdi iyo murashixii uu ka guulaystay Cabdiraxmaan-cirro ayaan yeelan kulan fool-ka-fool ah marka laga reebo xabaal dusheed oo ay salaam isla holadeen.

Lama oga in Cirro soo laaban doono oo uu ka qayb geli doono xafladda caleemo saarka madaxweynaha la doortay Muuse Biixi Cabdi oo qabsoomi doonta 13 December

Leave a comment

Your email address will not be published.


*


You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.