});

Nabada Bariga Dhexe Waxay Ku Imaan Kartaa Falastiin Oo Loo Aqoonsado Dal Madaxbanaan…” Boqorka Jordan King Abdullah

Boqorka Jordan King Abdullah ayaa u sheegay la taliyaha dhanka siyaasada ee madaxweyne Donald Trump Jared Kushner, in nabad waarta ay ka dhici karto bariga Dhexe marka ay imaado in dalka Falastiin loo aqoonsado wadan Madax-banaan.

Mr Cabdala ayaa dhanka kale sheegay in loo baahan in loo baahan yahay in Israa’iil ay soo celiso dhulka ay ku qabsatay dagaalkii carabta ay la gashay sanadkii 1967-dii. War saxaafadeed ka soo baxay qasriga madaxtooyada Jordan ayaa dhanka kale walaac looga muujiyay qorshaha sirta ah oo Mareykanku doonayo in uu ku dhameeyo colaada u dhaxeysa carabta iyo Israa’iil. Kushner ayaa lagu yiri Israel waa in ay ka baxdaa dhamaan dhulka ay kaga sugan tahay daanta Galbeed oo ay xooga kula wareegtay dagaalkii 1967-dii. Maamulka Trump ayaa ka meermeeraya in uu Falastiin u aqoonsado dal madax banaan iyadoo safaarada Mareykanka ee Israel sanadkii hore uu u soo raray magaalada Jerusalam oo uu Israel u aqoonsatay caasimada Israa’iil. Wafdiga Kushner uu hogaaminayo ayaa wada olole lagu taageerayo shirka la filayo in uu ka dhaco magaalada Manama sanadkaan kaasi oo diirada lagu saari doono nabad waarta oo dhexmarta labada Wadan.

Facebooktwittergoogle_pluslinkedinrssyoutube
Facebooktwittergoogle_plusredditpinterestlinkedinmail

HALKAN HOOSE RIIX OO KA DAAWO Xafladi Lodon Ruxday Ee Reer Somaliland Iyo Waxii Lagu Soo Bandhigay

You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.