Nafaqo darri ba’an oo ka jirta Suudaanta Koofureed

Heerka gaajada ka jirta gobolka Unity ee Suudaanta Koofureed ayaa waxaa shaaca ka qaaday qoysas soo gaaray xarun ay Qaramada Midoobay leedahay.

Dumarka ayaa ka hadlayey todobaadyo ay ku noolaayeen meelo u dhow biyo-fariisadyo, ayna ku noolaayeen dhirta biyaha leh, miraha duurka biyo malab-duureed.

Wariye BBC ka tirsan oo xaruntaas joogay wuxuu sheegay carruur badan ay haysato nafaqo darro ba’an.

Qaramada Midoobay ayaa iminka wadaxaajood ka gashay sidii loo gaari lahaa deegaannada ay gacanta ku hayaan fallaagada Suudaanta Koofureed, si loogu ogolaado in gargaarkii ugu horreeyey la gaarsiiyo.

Hay’ada qaxootiga ee Qaramada Midoobay waxay sheegtay in ay sare u sii kacayso tirada qaxootiga ka soo cararaya koofurta ee aadaya Suudaan, tan iyo billowgii sannadkan.

Sources;Bbcsomali

Leave a comment

Your email address will not be published.


*


You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.