NIMCAAN HILLAAC OO LA KULMAY MADAXDA SAFAARADA SOMALIYA EE SUDAN

Kulan kaan oo ahaa mid casho ah isla markaana ay soo qaban qaabisay safaaradda soomaaliya ee dalka suudaan ayaa waxa ka ka qeyb galay guddoomiyaha jaaliyaddda Soomaaliyeed ee dalka suudaan Cabdi wali xasan xuseen, La taliyaha kowaad Ee safaradda Abuukar Boston, u qeybsanaha Warfaafinta Safaaradda Fiidow Maxamuud Fiidow iyo Suldaan Kamaal oo Ka mid ah guddiga abaaraha ee ka jira dalka Suudan.download-3-2

U jeedka kulanka ayaa ahaa Sidii loo qaban lahaa bandhig Faneed Gacan looga geysanayo abaaraha ka jira dalkA Soomaaliya kaas oo uu qaban doono fanaan Nimcaan Cabdiraxman oo ku sugan dalkaasi.

Danjiraha safaaradda soomaaliya ee dalka Suudaan Maxamed C/llahi Ogaas oo la hadlayay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in la qaban doono bandhiggaan si dhaqaalo loogu uruuriyo dadka ay abaaruhu sameeyeen.

Dhanka kale Nimcaan Cabdiraxmaan Xasan (Nimcaan Hilaac) oo la hadlayay warbaahinta qaranka ayaa ka codsaday dhamaan Soomaalida ku nool magaalada Khartoum ee dalka suudaan inay ka soo qayb galaan bandhigan lagu Caawinaayo walaalahood dhibaateysan

Dhawaan aayaa guddi heer qaran ah oo ka kooban 15 lagu doortay Caasimadda Khartoum ee Dalka Suudaan kuwaas oo ka qeyb qadan doona gurmadka loo fidinayo dadka ay abaartu saameysay

Leave a comment

Your email address will not be published.


*


You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.