Ninkii Kwait qarxiyay waa ”Sacuudiyaan”

Dawladda Kuwait ayaa sheegtay in uu Sacuudiyaan ahaa ninkii ka dambeeyay qaraxii jimcihii ka dhacay masaajidka Shiicada.

Wasaaradda arrimaha guduha ayaa ninkaasi magaciisa ku sheegtay Fahad Suleyman Cabdulmuxsin sida ay warabaahinta dawlladu sheegtay.

Wasaaraddu waxa ay sheegtay in ninkaasi uu dalka ka duulay saacado uun kaddib markii uu qaraxa dhigay masaajidka, halkaas oo ay ku geeriyoodeen ugu yaraan 27 ruux.

Ururka isku magacaaba Khilaafada Islaamka oo Shiicada u yaqaana in aysan Muslimiin ahayn ayaa sheegtay in ay weerarkaasi ka dambeeyeen.

Qayb ka mid ah Khilaafada Islaamka ama Daacish ayaa masaajido ku yaala Sacuudiga ku qaaday weeraro ay maalmo jimce ah fuliyeen oo ay ku bar tilmaameedsadeen masaajidada Shiicada.

Tafatiraha arrimaha Carabta ee BBC-da ayaa sheegaya in halista dadka jihaaddoonka ah hadda laga dareemayo gudaha dalalka gacanka.

In kabadan labo boqol oo ruux ayaa ku dhaawacantay weerarkii jimcaha ee masaajidka Shiicada.

Weerarkaasi waxa uu ahaa kii ugu darnaa ee soo wajaha Shiicada Kuwait marka laga hadlayo taariikhda dhaw.

Leave a comment

Your email address will not be published.


*


You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.