Qaramada Midoobay Oo Ka Hadashay Xuquuqda Maxaabiista.

Washington)Madaxa Qaramada Midoobey ee Xuquuqul insaanka ayaa ugu baaqday mas’uuliyiinta dalka Suudaan inay xabsiyada kasii daayaan dadkii la xiray iyagoo si nabad ah dibadbaxyada uga qeyb qaadanayo.

Michelle Bachelet ayaa sheegtay in hoggaamiyeyaasha looga baahan yahay inay baaraan awood xad dhaafka aheyd ee loo adeegsaday dibadbaxyaasha si gacanta loogu dhigo dadka ka dambeeyay dhibaatadaasi. “Xaalad jahwareer ah ayaa ka taagan Suudaan” ayay tiri Bachelet. Kumanaan dibadbaxyaal ah ayaa weli ku sugan agagaarka dhismaha wasaaradda gaashaandhigga Suudaan, waxaa ay kasoo horjeedaan xukunka militari.

Facebooktwittergoogle_pluslinkedinrssyoutube
Facebooktwittergoogle_plusredditpinterestlinkedinmail
You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.