});

Qaramada Midoobay Oo Ka War-Wareegaysa Inay Ergay U Soo Magacowdo Soomaaliya

-Saddex bilood ayaa laga joogaa markii ay dawladda Soomaaliya caydhisay ergaygii Qaramada Midoobay danjire Nicholas Haysom, welina Qaramada Midoobay waxay u muuqataa inay ka war-wareegayso inay danjire cusub u soo magacowdo.

2 January ayay dawladda Soomaaliya ku dhawaaqday inay caydhisay ergaygaas, ka dib markii uu dawladda Soomaaliya u jeediyay eedaymo islamarkaana weydiiyay su’aalo ku saabsan xuquuqal insaanka markii ay Soomaaliya xidhay Sheekh Mukhtaar Roobow. 12 toddobaad amaba 84 maalmood ayaa laga joogaa tan iyo markaas ay Soomaaliya ergayga caydhisay, inkastoo ay Qaramada Midoobay aqbashay oo ay bedeshay danjiraheedii,

haddana waxa soo baxday qorshe siyaasadeed oo ay dad badani saadaalinayeen oo ah inaanay Qaramada Midoobay soo magacaabi doonin ergay cusub balse uu shaqadii ergayga ay Soomaaliya caydhisay sii qaban doono ku xigeenka ergaygaas hore.

Sidoo kale halkii laga sugayay inay Qaramada Midoobay soo magacowdo ergayga cusub, waxa ay ergay cusub u soo magacowday gobalka Geeska Afrika, waxaanay dad badani su’aalo aan jawaabtooda la helin iska weydiinayaan shaqada ergayga cusub

Facebooktwittergoogle_pluslinkedinrssyoutube
Facebooktwittergoogle_plusredditpinterestlinkedinmail

Halkan ka Daawo Wariye Dalmar Oo London Ka Yimid Hargeysa Live Ku Soo Galay Iyo Waxuu Ku Arkay..

You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.