});

Qarax Aad U Culus Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho, Khasaaraha Ka Dhashay

Faah-faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax gaadhi oo daqiiqado ka hor ka dhacay wadada Maka-almukarama ee magaalada Muqdisho kaas oo geystay khasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac. Qaraxaan oo loo adeegsaday gaadhi laga soo buuxiyay walxaha qarxa ayaa lala beegsaday sida la sheegay maqaayado ku yaalla wadadaas kuna dhegan hoteelka Weheliye ee magaalada Muqdisho. Dad goobjoogayaal ah ayaa sheegay inay arkeen ku dhawaad 10 qof oo meyd ah iyaga oo sheegay inay dhaawacyadu intaas ka badan yihiin, dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmay waxa ay u badanyihiin dadkii ku sugnaa makhaayadaha la weeraray. Bur-bur xooggan ayaa soo gaadhay dhismayaasha makhaayadaha la weeraray, dhinaca kalana waxaa weli socda gurmadka dadkii ku waxyeeloobay qaraxaas, hay’adaha amniguna waxa war ah kama soo saarin

Facebooktwittergoogle_pluslinkedinrssyoutube
Facebooktwittergoogle_plusredditpinterestlinkedinmail

HALKAN HOOSE RIIX OO KA DAAWO Xafladi Lodon Ruxday Ee Reer Somaliland Iyo Waxii Lagu Soo Bandhigay

You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.