Qarax Ka Dhacay Kenya Oo Ay Ku Dhinteen 10 Askari Oo Ka Tirsan Ciidammada Dalkaasi

Ku dhawaad 10 askari oo ka tirsan ciidammada ciidamada Kenya ayaa ku dhintay, kaddib marki baabuur ay la socdeen maanta miino lagula beegsaday inta u dhaxeysa deegaannada Qoraf Xaraar iyo Konton oo aad ugu dhaw xadka ay Kenya la wadaagto Soomaaliya.

Wararka ayaa sheegaya in ciidammada la weeraray ay ka tageen magaalada Wajeer iyaga oo kusii jeeday deegaanka Konton. Lama oga tirada saxda ah ee saarneyd gaariga qaraxa lala eegtay, balse warbaahinta maxalliga ah ee Kenya ayaa sheegtay in loo maleynayo in weerarka lagu dilay 13 askari. Deegaanka uu qaraxa ka dhacay ayaa waxaa habeen hore lagu afduubtay ilaa sadex ka tirsanaa ciidanka keydka Kenya, kuwaasoo ay afduubteen maleeshiyo ka tirsan Al Shabab. Ma ahan marki ugu horreysay oo ciidamo ka tirsan booliska iyo millatariga Kenya lagu weeraro deegaanada dhaca xadka Kenya ay la wadaagto Soomaaliya.

Facebooktwittergoogle_pluslinkedinrssyoutube
Facebooktwittergoogle_plusredditpinterestlinkedinmail
You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.