Qisada Amiiradii Reer Japan ee Xilkeeda uga Tanaasushay Jacayl Dartii (Xogta Dunida)

Waa Kuma inanka ay Dartii Deyrka boqortooyada uga dhacday


Amiirada ugu weyn caruurtii uu awoowga u yahay Imbiraadoorka Dalka  Japan Akihito ayaa go’aansatay inay ka tanaasusho awoodeedii Amiirnimo si ay fursad sharci u siiso jacaylkeeda kala dhexeeya Inankii ay isku jaamacada ahaayeen ee ka dhashay Qoyska saboolka ah.
Amiiradu waxay ku talo jirtaa inay ka mid noqoto dadka caamka ah hadii uu qabsoomo guurka ay ku ballansan yihiin inankaasi.
Wax yar ka dib markii ay soo baxday in amiirada la soo doonayo oo ay gadh-castu is hor fadhiisan doonto ayaa Ki Kumoro 25 jir ah oo ah inanka ay dartii amiiradu isaga xayuubinayso awoodeedii waxay  saxaafadu muuqaalo kaga soo qaaday isagoo hortaagan xafiis qareen oo uu ka hawlgalo oo ku yaalla caasimada Tokyo.

Leave a comment

Your email address will not be published.


*


You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.