Qoys Shan qof ka kooban oo shil diyaarad ku dhintay

Dadkan ayaa ku socday magaaladda Dublin halkaasoo ay ugu socdaan inay ku soo xafladeeyaan kahor inta aanay diyaaradu ku dhicin waqooyiga gobolka Wales.

Waxaa la sameeyey baaritaan xoogan oo lagu raadinayay diyaaradan burburtay oo markii hore ka soo duushay magaaladda Luton.

Halka ay wax ka dhaceen
Image captionHalka ay wax ka dhaceen

Maydadka dadkan ku le’day shilkan diyaaradeed oo gaaraya shan qof ayaa markii dambe la hellay.

Kooxaha wax badbaadiya ayaa soo hellay burburka wixii ka soo harray diyaarada.

Waxaa sidoo kale la billaabay baaritaan la xiriira bal in la ogaado waxa sababay shilka diyaaradan.

Balse dhinaca kale Booliska ayaa sheegay inay joojinayaan baadigoobka la wado sababo la xiriira xaalada cimilada oo liidata.

Dadweynaha ayaa looga digay inay u dhowaadaan goobaha laga wado baaritaanka. Waxaana la sheegayaa in baaritaanadani ay qayb ka yihiin waxa sababay shilkan.

Ehelka iyo qaraabada dadkan dhamaaday ayaa loo sheegay geerida shantan qof oo dhamaantood ahaa dad waaweyn.

Sources;Bbcsomali

Leave a comment

Your email address will not be published.


*


You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.