Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Magacaabay Taliyihii Guud Ee Ciidanka Millatariga Iyo Taliyeyaal Kale Oo Mihiim + Deegaamada Ay Kasoo Kala Jeedaan.

Addis Ababa)-Raysal Wasaaraha dalka Ethiopia, Abiy Axmed ayaa taliyaha ciidamada dalkaasi u magacaabay Jeneral Adem Mohammed oo beddelaya taliyihii hore ee la diley Jeneral Seare Mekonnen.

Raysal Wasaaraha Ethiopia waxa uu sidoo kale magacaabay taliyaha ciidammada Nabadsugidda inuu noqdo Demelash Gebremichael, kaas oo badali doona Jeneral Adem Maxamed oo xilkaasi hore u hayay.

Jen. Adem Mohammed taliyaha cusub ee ciidammada difaaca Itoobiya ayaa ka soo jeeda qowmiyada Amxaarada, halka Demelash Gebremikael uu isaguna ka soo jeedo qoomiyada Oromada.

Isbeddelka ayaa ka dambeeyay markii toddobaadkii hore Afgembi fashilmay uu ka dhacay maamulka Amxaradda ee dalka Ethiopia, kaas oo galaaftay nolosha saraakiil ciidan iyo shaqsiyaad kale oo loo xidhay afgembigaa.

Waxaanay arintaasi keentay in kor loo qaado amniga dalka Ethiopia oo tan iyo intii uu talada dalkaasi la wareegay Raysal Wasaare Abiy Axmed ay ku timid furfurnaan farabadani.

Facebooktwittergoogle_pluslinkedinrssyoutube
Facebooktwittergoogle_plusredditpinterestlinkedinmail
You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.