});

Safiirka Somaliland U Fadhiya Dalka Kenya Amb Baashe Cawil Oo Hambalyo U Diray Shacabka Iyo Madaxda Reer Somaliland Munaasibada Ciidul fidriga Awgeed.

Wariye Idiris Maxamed Dabshid

HAMBALYADA CIID AL-ADXA: Madaxweynaha Qaranka JSL Mudane Muuse Biixi Cabdi, M/Ku Xigeenka Mudane Cabdirahmaan Ismaaciil Saylici iyo Marwooyinkooda, Golaha Barlaamaanka, Asxaabta Qaranka, Ciidanka naftood hurayaasha ah, Culimada, Madaxda Dhaqanka, Aqoonyahanka, Iyo Qaybaha Kale Duwan ee Bulshada,

Waxaan idinku Hambalyeynayaa Munnaasibada Ciidul-Adxa oo Ku Beegan Maalinta Berrrito Ah.

Sidoo kale Waxaan Eebe Waydiisanaynaa Inuu Dhammaan Ummada Muslimiinta Ah Ee Maanta Carafo Taagan Gurashada Acmaasha Xajkooda ka Yeelo Mid Alle swc u Aqbalay Inta Soomana Soonkooda Ka Yeelo Mid Loogu Dambi dhaafo, inta dhibanna dhibta ka kor qaado.

Ugu Dambayntii Guud Ahaan Ummadda Muslimiinta ah Gaar Ahaan Bulshada Somaliland Meel Kasta Oo Ay Dalka Iyo Dibed ba Ka Joogaan Waxaan Leeyahay Hambalyo Kullu Caam wa Antum Bil-Khayr. Ku Gaadha Ciiddaa ciiddeeda Nabad Iyo Barwaaqo.

CIID MUBARAK Amb Bashe Awil Hajji Omer. Safiirka Somaliland Ee Dalka Kenya.

Facebooktwittergoogle_pluslinkedinrssyoutube
Facebooktwittergoogle_plusredditpinterestlinkedinmail
You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.