Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Maanta Warbiximo Lagaga Dhegeystay Guddi Hore Goluhu U Saaray.

hada wakiillada, waxaanu goluhu isku raacay in wada tashi balaadhan lagala yeesho cida ay khusayso.
Ugu dambayn waxa goluhu bogaadinayaa heshiiskii sadexda xisbi qaran ee
dalku ka gaadheen qabsoomida doorashooyinka wakiillada iyo deegaanka,
waxaana ka go’an xukuumada qabsoomida doorashada oo xiligeedii ku
dhacda.
ALLAA MAHAD LEH
Maxamuud Warsame Jaamac
Af-hayeenka Madaxweynaha JSL.












