Shirkii Golaha Wasiirradda Somaliland Ee Maanta Oo Lagaga Dooday Qabsoomidda Doorashooyinka

Kal-fadhigii 32-aad ee golaha wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland, oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (saylici),

ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 04/04/2019, waxa lagaga dooday arrimo badan oo salka ku haya danta bulshada. Waxa warbixin lagaga dhegaystay wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland, Mudane Maxamed Kaahin Axmed oo ku dheeraaday xaaladda amni ee dalka iyo muhiimadda ay leedahay adkaynta xasilloonidu. Sidoo kale waxa golaha wasiirrada loo qaybiyey nuqullada siyaasadda dhulka oo ay soo diyaarisay wasaaradda Hawlaha guud, dhulka iyo guryeynta oo muhiimad weyn u leh guud ahaanba bulshada reer Somaliland. Ugu dambayntii waxa ay golaha wasiirradu ku dheeraadeen diyaargarowga qabsoomidda doorashooyinka dalka kusoo foolka leh oo saaxiibada Somaliland ee beesha caalamkuna danaynayaan inay xilligeeda ku dhacdo, xukuumaddana ay ka go’an qabashada doorashada.

Facebooktwittergoogle_pluslinkedinrssyoutube
Facebooktwittergoogle_plusredditpinterestlinkedinmail
You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.