Shirweynihii 4aad ee SONSAF oo maanta qabsoomay dibna loogu doortay hogaankii hore

Hargeysa (Tvsle)- Shirweynihii afraad ee dallada bulshada ee jilayaasha aan dawliga ahayn ee Somaliland (Somaliland non state actors forum-SONSAF), ayaa maanta lagu qabtay Hargesa, isla markaana waxa dib loogu doortay hogaankii hore ee dallada.
Shirkaas ayaa furitaankiisa waxa khudbado ka jeediyey madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Md. Saylici, guddoomiyaha SONSAF Mustafe Sacad, musharraxa madaxweyne ee xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen iyo xoghayaha arrimaha dibadda ee WADDANI Dr. Maxamad Xismaan Fadal.
Halkan hoose ka dhegaysta khudbadihii masuuliyiinta ee furitaankii shirweynaha:

HALKAN KA DHEGAYSTA KHUDBADAHA

Tvsle.net

Leave a comment

Your email address will not be published.


*


You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.