});

Sucuudiga Oo Shaaciyey Tirada Dadka Cumrada U Tagay Dhulka Barakaysan

Makkah)-Xujaaj tiradoodu ka badan tahay 6.97 million oo qof ayaa u socdaalay dalka Sucuudi Carabiya si ay dhulka barakaysan ugu soo gutaan Cumrada Sanadkan, sida ay ku warantay wakaalada wararka ee dalka Sucuudi Carabiya ee (Saudi Press Agency, SPA). Warbixintan tirada dadka dhulka barakaysan ee Sucuudi Carabiya ku soo cimraysana ayaa waaxda la socodka Cimrada ee Boqortooyadu waxa ay tilmaantay in Fiisayaal ka badan 7.4 million (7,463,259) visas loo soo saaray xujayda. Waxaana sidoo kale ay sheegeen in yoolka Mustablaka ee Boqortooyadu ay tahay in marka la gaadho sanadka 2030-ka, Dawladda Sucuudi Carabiya ay baadigoob u gali doonto inay soo dhaweyso in ka badan 30 million oo Xujaaj soo cimraysanaya si loo hubiyo adeegysada suurtagalka ah ee ugu wanaagsan aadka u cajiibka ah, ayaa lagu sheegay warbixinta waaxda la socodka Cumrada. Hase yeeshee dhulka Soomaalida ayaa sanad kasta ay sii korodhaa dadka xiligan oo kale bisha barakacysan ee Ramadan u cimro taga dhulka Cabarakaysan ee dalka Sucuudi Carabiya.

Facebooktwittergoogle_pluslinkedinrssyoutube
Facebooktwittergoogle_plusredditpinterestlinkedinmail

Halkan ka Daawo Wariye Dalmar Oo London Ka Yimid Hargeysa Live Ku Soo Galay Iyo Waxuu Ku Arkay..

You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.