});

Suldaanka Guud Ee Somaliland Oo Xaalad Caafimaad Loo Dhigay Cisbitaal Ku Yaala Magaalada Hargeysa

Waxa xalay Cisbitaalka International ee magaalada Hargeysa xaalad caafimad loo dhigay Suldaanka guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir.

Xaaladda xanuunka suldaanka oo waxa xaqiijiyay Wasiirka Wasaarada Horumarinta Biyaha Somaliland Saleeban Yuusuf Cali Oo Koore Barta Uu Facebuuga Ku Leeyahay Ugu Ducaynayey In Uu Alle Caafiyo Suldaan Maxamed Suldaan cabdiqaadir. waxanu qoraalkiisu u dhignaa sidan” Alle caafimaad sariica ha siiyo Suldaan Maxamed Suldaan Abdiqadir oo xaalad caafimaad loo dhigay Cusbitaalka International ee Hargeysa. Alle Waxaan uga Baryayaa waa Bil Ramdaane in Danbi dhaafo iyo naxariis looga dhigo.

Suldaanka dhamaanteen aynu u ducayno waa bil Ramdaan in Alle caafimaad degdega siiyo; xanuunkan la dul qaado. Allahuma-Amiiin”.

Facebooktwittergoogle_pluslinkedinrssyoutube
Facebooktwittergoogle_plusredditpinterestlinkedinmail

HALKAN HOOSE RIIX OO KA DAAWO Xafladi Lodon Ruxday Ee Reer Somaliland Iyo Waxii Lagu Soo Bandhigay

You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.