Suldaan/Sheekh/Ganacsade Maxamed Xasan Ibraahim Oo Ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa

Hargeysa(Tvsle)- Alleh ha u naxariistee waxaa xalay abaaro Afartii habeenimo ku geeriyooday cisbitalka weyn ee Hargeysa Marxuum Suldaan/Sheekh/Ganacsade Maxamed Xasan Ibraahim oo xanuun ku soo booday loo dhigay cisbitalka isla xalay.

Alleh ha u naxarisiitee, waxaa uu Marxuumku ka mid ahaa madax-dhaqameedka Somaliland oo muddo dheer ka soo shaqeeyey illaalinta nabad galyada, isaga oo sida oo kalena ka mid ahaa ganacsatada waaweyn ee dalka, waxaana uu kaalin mugleh ka soo qaatay hirgalinta hanaanka casriga ah ee ganacsiga Somaliland, isaga oo kana mid ahaa wakhti xaadirkan mas’uuliyiinta sar sare ee shirkada Telesom.

Marxuum Maxamed Xasan Ibraahim, waxaa kale oo uu ka mid ahaa culmida waaweyn ee dalka, isaga oo wax badan ka soo qeyb qaatay fidinta diinta Islaamka, waxa kale oo lagu xasuusan doonaa caawinta iyo u gargaarida dadka masaakiinta ah iyo ka qeyb qaadashada horumarka Somaliland,

Alleh ha u naxariistee Marxuum Maxamed Xasan Ibraaham Fidhin, waxaa uu la filayaa in goor dhow lagu aaso xabaalaha Naaso-Hablood ee magaalaa Hargeysa.

Suldaan Maxamed Xasan

Tvsle.net

Leave a comment

Your email address will not be published.


*


You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.