Tahriibayaal Weli Ku Xayiran Tunisia

Tahriibayaal laga soo badbaadiyey Biyaha Caalamiga ee ka baxsan Xeebta dalkaasi 15-maalmood ka hor ayaa la sheegay inay weli ku xayiran yihiin badda gudaheeda.

Hay’adda Muhaajiriinta Caalamiga ee IOM ayaa sheegay inay Dowladda Suudaan ku gacan sayreen inay u fasaxaan doonidaasi inay ku soo xidhato Dekedda u dhow. Dooni laga leeyhaay dalka Masar oo lagu magacaabo Mardive 601 ayaa la sheegay inay 75 Tahriibayaal ah ka soo badbaadiyeen Xeebta Koonfureed ee dalka Tunisia, iyadoo ay doonida ilaa bishii hore ee May 31-dii taagnayd meel ku dhow Dekedda Zarzis ee Koonfurta dalkaasi. Milkiilayaasha Doonida ayaa la sheegay inay ilaa iyo hataan Tahriibayaasha siiyaan cunto iyo biyo. Hay’adda IOM waxay kaloo sheegtay in ugu yaraan 32 carruur aan lala soconin ka mid yihiin Tahriibayaasha dul saaran doonidaasi, iyadoo 9 u dhalatay dalka Masar iyo mid u dhashay dalka Moroko danaynayaan inay dib ugu laabtaan dalkooda hooyo.

Facebooktwittergoogle_pluslinkedinrssyoutube
Facebooktwittergoogle_plusredditpinterestlinkedinmail
You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.