Takoorka lagula koco dadka qaba HIV/AIDS ee Hargeysa ku dhaqan. Weriye Aadam Shardi Axmed
Dadka la nool xanuunka HIV/AIDS ee ku dhaqan magaalada Hargeysa, waxa ay qaybaha kala duwan ee bulshada ay la nool yihiin.
Sheekadan dhagaysiga ah oo uu diyaariyay weriye madax bannaan (Freelencer Journalist) Adam Shardi Axmed, waxa ay werinaysaa sida dadka xanuunka HIV/AIDS la nool ee magaalada Hargeysa ku dhaqan ay uga go’doomeen qaybaha kala duwan ee bulshada, isla markaana ay qaarkood la kulmaan in takoorka lagula koco dartii aan waxba laga iibin, carruurtoodana loo diido inay waxbartaan.
Dhacdooyin kale oo dadkan lagula koco ayaad sidoo kale ku dhagaysan doontaan warbixintan.
HALKAN KA DHEGAYSTA WARBIXINTA TAKOORKA
Weriye madax bannaan (Freelencer Journalist) : Adam Shardi
Leave a comment