Uhuru Kenyatta oo ku guuleystey doorashada ku celiska ahayd ee dalka Kenya

Guddiga doorashadda  Kenya ayaa ku dhawaaqay in Uhuru Kenyatta uu ku guulaystay doorashadii ku celiska ahayd ee  26 bishaan ka dhacday dalka Kenya

Guddoomiyaha guddiga doorashadda dalkaasi Wafula Jibukaati ayaa ku dhawaaqay in Madaxweyne Uhuru uu mar kale ku guulaystay doorashadii lagu celiyay.Wafula waxaa uu xusay in Uhuru helay 98% codadkii la tiriyay taasna ay ka dhigantahay inuu yahay Madaxweynaha la doortay.

Xisbiga Mucaaradka Kenya ayaa hore u qaadacay doorashadan iyagoo sheegay inaysan aqbali doonin natiijada ka soo baxda.Illaa afar gobol oo ka mid ah dalka Kenya ayaysan doorashada ka dhicin iyadoo goboladaana ay yihiin kuwo ay ku badan yihiin taageerayaasha mucaaradka.

Leave a comment

Your email address will not be published.


*


You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.