Ururka Al shabaab oo weerar xoog leh ku qaaday  deegaanka Bariire Ee gobolka Sh/hoose

Wararka kaimanaya gobolka Sh/hoose ayaa  sheegaya in dagaalyahano ka tirsan Alshabaab ay weerar is qarxin iyo mid toos ah ku qaadeen saldhig ay ciidamada dowlada Soomaaliya ku lahaayeen deegaanka Bariire.

Weerarkan oo dhacay waaberigii hore ee saaka ayaa socday muddo waxaana dadka ku sugan deegaanada ku dhow dhow Bariire ay sheegayaan in qaraxyo waaweyn ay maqleen dagaal xoog lehna kadib uu xigey.

Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay ciidamada dowlada ee ku saabsan dagaalka Bariire oo ah deegaan muhiim u ah labada dhinac ee ku dagaalamaya.

Hase yeeshee warbaahinta Alshabaab taageera ayaa sheegaya in ay la wareegeen saldhigga ay ciidamada dowlada ku lahaayeen Bariire ayna halkaa ku qabsadeen gaadiid dagaal.

Afhayeenka howlgalada ururka Alshabaab Abdicasis Abu Muscab ayaa u sheegay wakaalada wararka Reuters in ay ku dileen weerarka ay ku qaadeen Bariire 17 askari ayna gacanta ku dhigeen illaa 7 gaadiidka dagaalka ah.

Guddoomiye kux xigeenka gobolka Shabelaha Hoose Cali Nuur ayaa xaqiijiyay in uu dagaal ka dhacay Bariire oo Koofurgalbeed magaalada Muqdisho kaga beegan illaa iyo 50km balse ma bixin wax faahfaahin ah.

Weerarkan ayaa dhacay kadib markii shalay ay isaga baxeen deegaanka Bariire ciidamo ka tirsan AMISOM iyo ciidamo

Leave a comment

Your email address will not be published.


*


You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.