});

Wafti Uu Hogaaminayo Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda Somaliland Oo Safar Shaqo Ku Tegay Dalka Masar

Wafti balaadhan oo ka socda Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JSL oo uu hogaaminayo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah mudane Liibaan yuusuf cusman ayaa safar shaqo ku tagay dalka masar

. Waxaana qaabilay dhigiisa Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibeda dalka Masar MR Xamdi Loza. Weftigu waxay kulan balaadhan la qaateen xubno sare oo ka tirsan dawlada masar oo ay ka mid yihiin.

• Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda Masar mr xamdi loza,

• kaaliyayaasha u qaabilsan dawladda masar Arrimaha Africa iyo Geeska Africa,

• masuuliyiin ka socday Wasaaradda Gaashaandhigga Masar oo uu hogaaminayo Mejer General jamaal xigazi iyo xubno ka socday Wakaalada Iskaashiga iyo horumarinta ee masar

• Intii kulanku socday waxa la isku afgartay in labada dal iska kaashadaan dhinacyada Waxbarashada,

• Caafimaadka, • Horumarinta dhaqaalaha iyo • Amniga. Waxaana la wada sexeexi doona heshiis is afgarad (MOU) inta wetigu ay ku sugan yihiin masar

Facebooktwittergoogle_pluslinkedinrssyoutube
Facebooktwittergoogle_plusredditpinterestlinkedinmail

Halkan ka Daawo Wariye Dalmar Oo London Ka Yimid Hargeysa Live Ku Soo Galay Iyo Waxuu Ku Arkay..

You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.