});

[War Deg Deg Ah:-] Somaliland Oo Ku Gacan Saydhay Xulafada Wadamada Badacas Ee Sucuudigu Sameeyay.

Somaliland ayaa si weyn uga soo horjeedsatay shir wasiirrada arrimaha dibadda dalalka kulaala Badda Cas iyo Gacanka Carabtu ku yeesheen dalka Sacuudiga. Qoraalka kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibedda iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland ayaa lagu sheegay in Somaliland ay ku taagan tahay mawqifkeedii hore ee ahaa in aanay wax wada shaqayn ah la yeelanayn waddamada iska kaashanaya Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed ilaa inta la dafirayo xuquuqdeeda muhiimka ah.



“Somaliland waa dal madax bannaan, dal kalena uma daba fadhiisanayso xuduudaheeda badeed” ayaa qoraalka lagu yidhi.

Facebooktwittergoogle_pluslinkedinrssyoutube
Facebooktwittergoogle_plusredditpinterestlinkedinmail
You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.