War Deg Deg ah;Qaraxyo Ismiidaamin ah ayaa lagu weeraray Xarunta Ciidanka Dambi baadhista Somaliya Ee CID

Muqdisho(Tvsle.com)_Wararka ka imanaya Casimada somaliya ee muqdisho ayaa sheegaya in

Labo qarax oo waa weyn  goor dhow lagu weeraray xarunta dambi baarista Ciidamada Booliska ee CID, iyadoo qaraxyada ay saameeyeen inta badan dhismaha xarunta.

Xarunta CID-da oo ku taal nawaaxiga Isgosyka KM4, kuna dhow Hotelka Saxafi ayaa dad goob joogayaal ay sheegeen in qaraxa hore lagu dhiftay afaafka hore ee xarunta.

Qiic iyo uuro oo cirka isku shareeray ayaa laga arkayay goobo fog fog, waxaana jira khasaarooyin ka dhashay qaraxyada.

Qaraxyada kadib ayaa la maqlay rasaas xooggan, saraakiisha dowladda Somaliya  ayaa sheegay inay toogteen dableydii hubeysanad  ee dooneysay inay gudaha xarunta u soo galaan.

Wakaalada wararka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa sheegay in xaalada ay tahay mid degan, isla markaana ciidamada ay toogteen kooxihii hubeysnaa ee isku dayay inay galaan gudaha xarunta, kadib qaraxa marka uu dhacay

Xarunta CID-da ayaa ah goob lagu xiro dadka lagu soo qabto howl galada iyo kuwa dambiyada gala

iskataba ha ahaatee maalmihi ugu danbeysya waxa is kordhayay Qaraxyada lagu Qadayo gobaha xukumada somaliya

wixi ka soo kordha wararka kala soco

Tvsle.com

Leave a comment

Your email address will not be published.


*


You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.