War Deg Deg ah;Xisbiga Mucaaridka ah Ee Waddani Oo Go’aan Cusub ka Soo Saaray Natiijada Doorashada

Xisbiga Waddani ayaa Cawa Go,aan Cusub ka Soo Saaray Natiijada Doorashada Madaxtinimada Somaliland Ee Maanta Gudadi Komishanka Doorashooyinku ugu Dhawaaqeen Inu ku Gulaystay muuse biixi

Shir jaraa iid oo ay cawa si wada jir ah ugu Qabteen  Magalada Hargeysa masuuliyinta Xisbiga iyo Musharax cirro ayey ku sheegeen in u ka Tanaasulay Doorashadii isaga oo sheegay inu shacab u Tudhaayo

“Umaan Tanaasulin Muuse Biixi Umaan Tanaasulin Kulmiye waxaan u Tanaasulay Nabada iyo Wada jirka Umada Somaliland waxaan go,aan saday In aan Aqbalo Natiijada gacan ku samayska ah Ee la dhoob dhobay Sidii Madaxweyne Daahir Rayle u Yidhi somaliland Gacantayda ku Bur buri mayso anigu waxaan leeyahay Dalkayga Damacayga U Bur burimaayo”

Leave a comment

Your email address will not be published.


*


You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.