Wasiir Ka Tirsan Xukuumada Oo Ka Hadlay Shirar Uu Kaga Qayb Galay London Oo Lagu Soo Qaaday Arimaha Somaliland

Wasiirka wasaaradda Dastuurka iyo Xidhiidhka golayaasha Somaliland, Maxamed Xaaji Aadan Cilmi oo safar shaqo ugu maqnaa muddo todobaada dalka UK ayaa ka warbixiyey ujeedada shirar iyo kulamo caalamiya oo uu kaga qayb galay magaalada London.

kala duwan ay u bandhigeen fursadaha maalgashi ee ka banaan Somaliland , waxana uu yidhi “Shir lagu qabtay London oo ay iskugu yimaadeen in ka badan kun qof oo ku guulaystay horumarka dhinaca ganacsiga, ayaa waxa nooga suuragalay in aanu barro Somaliland meesha ay kasoo jeedo , waxa ay tahay , waxa ay hiigsanayso iyo fursadaha maalgashi ee ka banaan iyada oo runtii ay aad iyo aad u daneeyeen dadkii goobta isugu yimid , waxa kale oo suuragal noqotay in aanu tuso muqaal aan ka duubnay Somaliland oo ka waramaaya taariikhda faca weyn ee dalkeena “

Wasiirka Dastuurka iyo Xidhiidhka golayaasha ayaa sheegay in guddoomiyaha Islamic Channel uu ka markhaati kacay nabadgelyada buuxda ee ka jirta deegaanada Somaliland “guddoomiyaha Islamic channel oo ahaan masuulkii martida loo ahaa ayaa Somaliland si waafiya uga warbixiyey isaga oo sheegay in ay ka amaan badan tahay goobta shirka lagu qabtay oo London ah , taasi oo dadkii goobta ku sugnaa aad iyo aad ula yaabeen ” ayuu ydihi

Maxamed Xaaji Aadan Cilmi ayaa sida kale shir la qaatay jaaliyadda Somaliland ee UK , kuwaas oo qaadhan laba iyo lixdan kun oo dollar ah u uruurinaaya agoonta iyo danyarta ku dhaqan deegaanada dalka , waxana uu yidhi “waxan shir la qaatay jaaliyadda Somaliland ee UK ,kaasi oo ay qaadhan ugu uruurinaayey agoonta iyo danyarta Somaliland iyaga oo ahaa dadkii halkaa(UK) ku dhashay laakiin dareenka waddaninimo , walaalnimo iyo ehelnimo ayaa ahaa mid aad u heersareeya , iyaga oo ku dhawaaqay qaadhan dhan 180 kun ginni ah una dhiganta 260 kun oo dollar “

Ugu danbayn Wasiirku waxa uu sheegay kulan uu la qaatay Ururka NATO iyo qaar ka mid ah warbaahinta afka dheer ee dunida , waxana uu yidhi ” waxa aan ka qayb galnay kulan Somaliland lagu casuumay oo ah iskaashiga dhinaca baddaha iyo ciidamada oo ay qabteen ururka NATO inaga oo ku naala dhul marin muhiima ah , waxa aanu kulan la qaadnay warbaahinta caalamiga ah ee dunida ugu afka dheer kuwaasi oo aanu ugu waranay Somaliland waxa ay tahay , siyaasadeeda iyo waxa ay xaqa u leedahay oo ah waxa dawlad walba xaq u leedahay.

Facebooktwittergoogle_pluslinkedinrssyoutube
Facebooktwittergoogle_plusredditpinterestlinkedinmail
You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.