});

Wasiirka Arimaha Dibada Itoobiya Oo Kulan La Yeeshay Madaxweynaha Jabuuti

Jabuuti)-Wasiirka Arimaha dibada ee dalka Ethiopia, Gedu Andargachewu ayaa kulan qasriga Madaxtooyada ee dalka Djibouti kula yeeshay Madaxweynaha dalka Djibouti Ismaaciil Cumar Geele. Booqashadan Wasiirka Arimaha dibada Ethiopia uu ku tagay dalka Djibouti ayaa ahayd mid si diiran loogu soo dhaweeyey dalkaasi, waxaana la socotay hambalyo xilka wasiirka ee loo magacaabay loogu hambalyeeyey. Madaxweynaha dalka Djibouti wuxuu balan qaaday in dawladdiisu ay hore usii wadayso xidhiidhka adag ee ka dhexeeya labada dal ee Ethiopia iyo Djibouti. Wasiirka Arimaha dibada dalka Ethiopia Gedu Andargachewu ayaa isaguna dhiniciisa sheegay inay hore u sii wadayaan xidhiidhka dhinacyada badan leh ee ka dhexeeya labada dal, Gaar ahaana ay isla soo qaadeen Madaxweynaha dalka Djibouti xidhiidhada siyaasada iyo dhaqan-dhaqaalaha ee labada dal ay wadaagaan.

Facebooktwittergoogle_pluslinkedinrssyoutube
Facebooktwittergoogle_plusredditpinterestlinkedinmail

Halkan ka Daawo Wariye Dalmar Oo London Ka Yimid Hargeysa Live Ku Soo Galay Iyo Waxuu Ku Arkay..

You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.