});

Wasiirka Arrimaha Dibada Norway Oo Safar Ku Yimid Muqdisho +SAWIRRO

Muqdisho)-Magaalada Muqdisho ayaa Maanta waxaa soo gaadhay wasiirka arrimaha dibadda dalka Norway Ine Marie Eriksen Søreide iyo wafti ay hoggaaminayso oo Booqasho ku yimid Magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya.

Wasiirka arrimaha dibadda iyo waftiga la socday ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho kusoo dhaweeyay Ra’siiul Wasaare kuxigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) iyo Mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Dalka ayaa kulan gaar ah la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Norway Ine Marie Eriksen Søreide, isla markaana waxaa ka wada hadleen xoojinta xidhiidhka ka dhexeeya labada dal iyo arrimo kale.

Facebooktwittergoogle_pluslinkedinrssyoutube
Facebooktwittergoogle_plusredditpinterestlinkedinmail

HALKAN HOOSE RIIX OO KA DAAWO Xafladi Lodon Ruxday Ee Reer Somaliland Iyo Waxii Lagu Soo Bandhigay

You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.