Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya Oo La Kulmay Dhiggiisa Dalka Kenya

Nairobi)-Wasiirka Arimaha dibada ee dalka Ethiopia, Gedu Andargachew ayaa kulan iyo wadahadal la yeeshay Wasiirka Arimaha dibada ee dalka Kenya Dr. Monica Juma maanta oo Khamiis ah (June 20).

Labada Masuul ayaa ka wadahadlay arimo ay ka mid yihiin xidhiidhka labada dal ee mudada dheer soo jiray iyo sida hore loogu wadi lahaa xidhiidhkaasi ay wadaagaan labada dal ee Ethiopia iyo Kenya.

Waxaanay sidoo kale labada Wasiir ay hoosta ka xariiqeen muhiimada ay leedahay in ay u wadashaqeeyaan si dhaw oo wadajir ah marka ay timaado arimaha la soo dhigo ururada IGAD, Midawga Afrika iyo Qaramada Midoobay.

Facebooktwittergoogle_pluslinkedinrssyoutube
Facebooktwittergoogle_plusredditpinterestlinkedinmail
You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.