Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo maanta Dawladaha hoose ku amray Inay Dadweynaha u furaan meelo ay iska diwaan galiyaan oo ay ka helaan card-ka dhalashada

Hargaysa(GLN)- Wasiirka wasaarada arrimaha gudaha ayaa maanta shir jaraa’íd oo ku qabtay xarrunta wasaarada kaga hadalay dadka ajaanibka ah dalka ku sugan .
Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde ayaa bulshada uga digay gacan siinta dadka ajaanibka ah isaga oo intaasi ku daray in cidii lagu qabto sharciga la horgeyn doono waxaana hadaladiisii kamid ahaa: “Waxaan dadweynaha ogaysiinaynaa cidkasta oo lagu qabto iyada oo gacan siinaysa si sharci darro ah qof aan dalka sharci ku joogin ama kusoo galin inay mutaysan doonto xadhig waxaana la horgeyndoona sharciga, gaadiidka lagu qabto iyagoo si sharci darro ah dalka usoo galinaya dad ajanabi ah oo aan fiisa lahayn ama aan sharci dalkan ay ku joogaan lahayn marka hore waxaa la ganaaxi doonaa lacag dhan kun dollar ( $1000 )gaadhigana waa laga dhigi doonaa hadii mar labaad lagu qabtana waxa si toosa loogala wareegi doonaa gaadiidkii lagu qabtay isagoo si sharci darro ah dad ajanabi ah dalka ku soo galinaya ”
Dhinaca kale wasiirka waxa uu baaq u diray dadka muwaadiniinta ah ee aan wali qaaday card-ka dhalashada Somaliland waxaana hadaladiisii kamid ahaa “waxaan ugu baaqayna dadka muwaadiniinta ah ee aan wali qaadan card-ka muwaadiniinta inay si degdega u qaataan si ay uga nabad galaan dhibaatada kaga iman karta xadka oo la kaantaroolayo haday tahay jeg pion-tiyada haday tahay magaalada haday tahay marka wadanka lasoo galayo iyo marka laga baxayo si aanay dhibaatadaa ula kulmin waa inay qaataan card-ka dhalashada maadaama oo ajanabigii aynu saaray wixii joogana u samaynayo sharci ay ku joogaan”
Sidoo kale wasiirku waxaa uu amar ku bixiyey in dhamaanba dawladaha hoode ee gobolada iyo degmooyinku inay bulshada u furaan goobo ay iska diwaan galiyaan waxaana uu yidhi
“Waxaan halkan dawladaha hoose ka amrayaa dhamaan gobolada iyo degmooyinka inay dadka u furan meel ay iska diwaan galiyaan oo ay ka helaan card-ka aqoonsiga jinsiyada Somaliland si ay ugu fududaato inay dadku is diwaan galiyaan waxaanaan jeclahay inay si dhakhso ah u fuliyaan kaadhkaa oo wax kastaa inanaga xidhmi doonaan isaga oo dhawaan laga dhigi doono lacag laakiin hada dawlagu ugu fududaysay bulshada inay ka faaíidaystaan . meelaha diiwaan galinta codbixiyayaashu ka socoto qofku waxaa uu ka heli doonaa docmentry laga buuxin doono kaasi oo marka uu is diwaan galiyo uu la tagi doono meesha ugu dhaw ee uu ka heli karo card-ka dhalashada.”

Tvsle.net

4 Comments on Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo maanta Dawladaha hoose ku amray Inay Dadweynaha u furaan meelo ay iska diwaan galiyaan oo ay ka helaan card-ka dhalashada

  1. Sammybon // June 21, 2018 at 12:45 am //

    HI dick, this is Beau here. We did not plan on announcing this so near the start, but unfortunately having a regional forum on our webpage has opened us up to constant spamming during the one-time scarcely any days and week. Without a fulltime team of moderators we were ethical impotent to finish the uncover of spamming and we would rather snip it in the bud now. All forums last yield to scan, but comprise been closed to any modish posts. Ill drop by drop injure to deleting all the spam posts beyond the coming week.

    Our reasoning for pathetic to Reddit is we get a principle built forum where a straws of the quel est le cours du bitcoin Cryptocurrency community already resides, in addition to a slew of anti-spamming tools and features. There is lawful so multitudinous benefits to it, that had I be struck by known in the fundamental place then I would take qualified started the forum there.

  2. Michaelmal // June 22, 2018 at 1:51 pm //

    Our organisation is proficiently connected with different invigilators, British congregation data
    worthless managers and check-up centers, which enables us to register your scores in any ielts
    center around the world . All our certificates are creative and British Body
    certified. If you fancy to cours bitcoin btc euros induce an examination delight use below details to contact us.

  3. Michaelmal // June 24, 2018 at 1:09 am //

    Our organisation is proficiently connected with different invigilators, British directors data
    spurious managers and check-up centers, which enables us to register your scores in any ielts
    center round the humanity . All our certificates are original and British Body
    certified. If you want to cours bitcoin btc euros flatter an cross-examination please serviceability below details to with us.

  4. RodneyHed // July 15, 2018 at 8:07 pm //

    For example, it will often make sense for someone earning $50,000 a year without a large portfolio meilleure plateforme bitcoin to forgo an investment advisor altogether,

Leave a comment

Your email address will not be published.




You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.