});

Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Madaxa UNSOM U Qaabilsan Somaliland.

Wasiirka Arrimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay La Taliyaha Badbaadada Badda ee UNSOM Mr Jeff Sims. (Security/Maritime Advisor of UNSOM) kaas oo UNSOM u qaabilsan Somaliland

http://somalilandtoday.com/wp-content/uploads/2019/03/54278596_840464612973340_3693901792749289472_n.jpg



Wasiirka Arrimaha Gudaha Maxamed Kaahin Axmed ayaa Qaabilaada Kadib Mr Jeff Sims La Qaatay shir kooban kaasi oo ay wasiirka ku wehelinayey Agaasimaha guud ee Amniga Mukhtaar Maxamed Cali Iyo Agaasimaha maamulka Gobolada Iyo Degmooyinka Cabdi Axmed Nuur (Cabdi Gurey)
Waxaana shirkaasi lagu lafa guray sidii loo xoojin lahaa arrimaha amniga iyo kaalmada ciidamada badda oo UNSOM ay Somaliland ka taageer

Facebooktwittergoogle_pluslinkedinrssyoutube
Facebooktwittergoogle_plusredditpinterestlinkedinmail

HALKAN HOOSE RIIX OO KA DAAWO Xafladi Lodon Ruxday Ee Reer Somaliland Iyo Waxii Lagu Soo Bandhigay

You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.