});

Wasiirka Isgaadhsiinta Somaliland Oo Soo Saarey Amar Uu Ku Mamnuucayo In Dalka Laga Dhiso Taawero Cusub

Hargeysa)-Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta Somaliland Cabdiweli Sheekh Suufi, ayaa soo saarey amar uu ku mamnuucayo in dalka laga dhiso Taawer cusub oo isgaadhsiineed, illaa ogolaansho laga helo Wasaaradda Isgaadhsiinta.


Wasaaraddu waxay sheegtay in arrintaas loo raaci doono nidaam wasaaradu u dejisay, iyadoo laamaha amaanku ay talaabo ka qaadi doonaan cidoo amarkaas u hogaansami wayda.


Halkan hoose ka akhriso warqad ka soo baxday xafiiska wasiirka oo soo gaadhay shabakadda wararka ee Somalilandtoday.

Facebooktwittergoogle_pluslinkedinrssyoutube
Facebooktwittergoogle_plusredditpinterestlinkedinmail

HALKAN HOOSE RIIX OO KA DAAWO Xafladi Lodon Ruxday Ee Reer Somaliland Iyo Waxii Lagu Soo Bandhigay

You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.