Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka Iyo Guryeynta Oo Kulan La Qaatay Xubno Ka Socday Hayadda Giz Iyo European Union.

Kulanka Waxa Wasiirka Ku Wehelinayey Maareeyaha Hayadda Wadooyinka Xasan Cali Cismaan, Wasiirku Xigeenka Wasaaradda Qorshaynta Mudane Kaysar Iyo Xubne Kale Oo Ka Socday Hayadda Wadooyinka Somaliland “RDA”.

Dhinaca Waftiga Ayaa Waxa Hogaaminaysay “Mss. Susanne Martin” Oo Ah Madaxa European union Uqaabilsan Madaxa Arimaha Bulshadda Iyo Kaabayaasha “Haed Of Infrastructure And Social Sector” – Iyo Madaxa Hayadda GIZ Uqaabilsan Somaliland “Mr. Hendrik Linneweber” Iyo Xubno Kale Oo Wehelinayey Waftiga.

Wasiir Cali Xasan Maxamed Xasan Ayaa Ugudbiyey Qorshaha Hayadda Wadooyinka, Mashaariicadda Hadda Ay Gacanta Ku

Hayaan Kuwa Fulay Iyo Kuwa Hadda Gacanta Ku Hayaan, Mashaariicdda Soo Galay Iyo Goobaha Wax Lagaga Qabtay, Wadooyinka Iyo Biriijyadda La Dayactirey, Wuxuuna Ku Wargeliyey In Dawladdu Kordhisay Misaaniyadii Hor Loogu Bixin Jirey Wadooyinka 2010 Ilaa 2017.

Daneeyayaashan Horumarinta Wadooyinka Ee Iskugu Jirey Hayaddaha Kala Duwan Iyo European Union-ka Ayaa Wasiirka Ugu Bushaareeyey In Gacan Buuxda Ka Geysan Doonaan Intii Horena Kasii Libin Laabi Doonaan Horumarinta Wadooyinka, Waxaanay Uga Mahadnaqeen Sida Wacan Ay Mashaariicda Ula Fuliyeen Intay Wada Wadeen Mashaariicdan.

Ugu Danbeyn Kulankan Wasiirku La Qaatay Galabta Hayaddahan Iyo Urubian Union-ka Ayaa Kusoo Dhamaaday Guul Iyo Is Afgarasho Balaadhan.
.

C/raxmaan C/laahi Wirdaani
Af-hayeenka Wasaaradda Hawlaha Guud JSL

 

Leave a comment

Your email address will not be published.


*


You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.