});

“Waxa Ay U Taalaa Dalalka Jaarka Ee Gobalka Inay Horseed Ka Noqdaan Aqoonsiga…” Dawladda Ingiriiska Oo Ka Hadashay Wada-hadallada Somaliland Iyo Soomaaliya

Hargeysa)-Dawladda Ingiriiska ayaa sheegtay inay taageersantahay wada hadal dhisan oo dhex mara Hargeysa iyo Muqdisho, islamarkaana ay taageerayso talaabooyinka lagu dhisayo kalsoonida u dhaxaysa labada dawladood.

Xildhibaan Michael Ancramoo ka tirsan Baarlamaanka Wasiirul dawlaha arrimaha dibadda iyo dalalka barwaaqo sooranka Ingiriiska Ahmad of Wimbledon, wuxuu toddobaadkan Baarlamaanka Ingiriiska ku weydiiyay doorka uu Ingiriisku kaga jiro sidii dib loogu furi lahaa wada hadal lagu dhisayo kalsoonida Somaliland iyo Soomaaliya, waxaanu Wasiir Ahmad Wimbledon ku jawaabay “Ingiriisku wuxuu soo dhawaynayaa talaabooyinka lagu dhisayo kalsoonida maamulada Hargeysa iyo Muqdisho, waana u diyaar inuu taageero geedi socodka wada hadal dhisan. Ingiriisku wuxuu weli qabaa inay Somaliland iyo Soomaaliya u taalo inay ku heshiiyaan qorsheyaal kasta oo cusub, waxaanay u taalaa wadamada jaarka ee gobalka inay horseed ka noqdaan aqoonsigooda. Masuuliyiinta Ingiriisku waxay ku biireen tiro kale oo saaxiibada caalamiga ah iyo xubno ka kala socday Muqdisho iyo Hargeysa oo dhawaan kulan aan toos ahayn ay xarunta Centre for Humanitarian Dialogue ugu qabatay Nayrobi bishii June, kaas oo uu ujeedadiisu ahayd in lagu dhiirigeliyo hore u socod.

Facebooktwittergoogle_pluslinkedinrssyoutube
Facebooktwittergoogle_plusredditpinterestlinkedinmail

Halkan ka Daawo Wariye Dalmar Oo London Ka Yimid Hargeysa Live Ku Soo Galay Iyo Waxuu Ku Arkay..

You have the expected "Mercedes" and "snowflake" handsets, but you also have a tag heuer replica sale handset, and a sword-style one as well. Each of these four handsets are paired to a dial design that is appropriate, and you then have the choice of two different lume hublot replica within each, modern or vintage, as well as the replica watches sale of whether or not you want a date display. That is a lot of variety to pack into 8 different watches, but the longines replica uk manage to be a cohesive look. This is due to the fact that the NTH Subs share a breitling replica sale case made of 316L stainless steel, of course.